Saddex maamul Goboleed ayaa ka hor yimid qaabka wasaaradda isgaarsiinta Soomaaliya u wajahday Sharciga isgaarsiinta ee hor yaalla Baarlamaanka Federaalka.
Browsing: xukuumadda
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u celiyay hindise sharciyeedkii La-dagaalanka musuqmaasuqa oo golaha wasiirada ay u gudbiyeen Baarlamaanka.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegtay War uu soo qoray jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soona baxay…
Wasiir kale oo ka mida xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii ka fariisiyay Agaasimihii Guud ee wasaaradiisa, iyadoo ay xowli ku socoto…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaabkii loo magacaabay xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin ku sameeyay khilaaf ka dhex taagan madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ee sida weyn uga horjeeda dowladda Farmaajo ayaa kahor yimid go’aanadii…
Dowladda Soomaaliay ayaa go’aanadii ugu adkaa ka soo saartay taageerada la siiyo kooxda Alshabaab.
Wararka laga helayo Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay Xoghayihii Joogtada ee KMG ahaa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Waxaa si weyn warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada hareeyay qoraal ku saabsan in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku…
Iyadoo muddooyinkan la hadal hayay mooshin laga wado xukuumadda Soomaaliya ee Xasan Cali Kheyre ayaa faahfaahin dheeraad ah ka soo…
Iyadoo dood weyn ka dhalatay lacago loo qoodeeyay maamul Goboleedyada, taasoo ka dhex muuqatay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ayaa la ogaaday…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsi gaara u diray shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaaf la sheegay inuu ka dhex taagan yahay xildhibaanada Baarlamaanka…
Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee toddobaadlaha ahaa ayaa maanta ka furmay xarunta maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay heshiis ay xukuumadda la gashay shirkad Caalami ah.
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay isku dhaca u dhaxeeya xildhibaanada iyo xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
Dowladda Soomaaliya ayaa bilwoday rakibaadda Qalabka cusub ee hagidda diyaaradaha oo xarun cusub looga dhisay Muqdisho.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
