Ciidamada Booliska magaalada Krasnodar ee dalka Ruushka ayaa gacanta ku dhigayhaweeney iyo ninkeeda oo ahaa Dad-qalato in muddo ah ku jiray…
Browsing: Xulashada
Sheekh ka mida culimada Azhar ee dalka Masar ayaa shaqadii laga joojiyay kadib markii si toos ah hees uga qaaday…
Guri caan ah oo muddo 14 sano ah ka dhex qotonsanaa waddo weyn oo ay baabuurta maraan oo mashquul badan…
Instagram ayaa shaacisay in la baahiyay lambaro dad magac leh iyo email-ladooda oo gudbiyay burcadda internet-ka.
Kolonyo baabuur xamuul ah oo aan badnayn oo qayb ahaan uusan darawal wadin ayaa lagu tijaabin doonaa wadooyinka waawayn ee…
Haweenay Muslimad ah oo ay ku qasbeen booliiska Californian ee dalka Maraykanka in ay xijaabka iska bixiso ayaa la gudoonsiiyay…
Xaalad aan inta badan dhicin ayaa dhowaan lagu arkay dalka Suuriya kadib markii uu dalkaasi ku dhashay canug muuqaalkiisa ka…
Gabadh Hindi ah oo 23 jir ah ayaa xubinka taranka ka jartay nin dadka bara diinta Hinduuga oo ku sugan…
Diyaaradda gaarka ah ee loo sameeyay Madaxweynaha dalka Ruushka Valadamir Butin waa diyaarad si gaar ah loo naqshadeeyay oo si weyn…
Badankeen ma jecla in ay ka fikiraan ama ka hadlaaan dhimashada, laakiin waxaa jira dad ka hela.
Waxaa dhowaanahan hareeyay baraha bulshada Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan sawirro laga qaaday madax ka mida kuwii ka qeyb…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa sawir laga soo qaaday Amiir u dhashay dalka Sacuudiga oo shimbirka Galeyrka loo yaqaan…
Saddex kaluumeysato carab ah ayaa nasiibkooda siiyay inay helaan Canbar lagu qiimeeyay 3 Milyan oo Doolar.
Arin mucjiso ah ayaa lagu arkay isbitaal Jawaharlal Nehru Medical College ee ku yaal magaalada Ajmer ee dalka Hindiya, halkaasi oo uu…
Booliska magaalada Paris ayaa sheegay in xiddigta caanka ee Reality TV Kim Kardashian lacag malaayiin doolar looga dhacay magaalada Paris. Dhaca…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa sheeko qabsatay nin u dhashay dalka Holland oo u safray dalka Shiinaha si uu ula…
Haweeneydii labaad ayaa taariikhda dalka Britian ka noqon donta Ra’iisal wasaare, kadib markii uu xilka ka dego Arbacadda Ra’iisal wasaare…
Waxaa mar qura qabsaday baraha bulshada ku xiriirto ee Carabta warka ku saabsan in nin u dhashay dalka Kuweyt uu…
Wiil uu awoow u yahay Feeryahankii caanka ah ee dhowaan geeriyooday Maxamed Cali Kalaay ayaa ku socda inuu caan noqdo…
Waxaa dhowaan baraha bulshada qabsatay Shimbir nooca hadasha ah ee Hudhudka loo yaqaan (Baqbaqaa) oo laga duubay video cod cajiib…
