Xuskii sanadguurada 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ayaa u baaqday xaaladda ka dhalatay cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus.
Browsing: Xuska 12 April
Munaasabada 59-guurada aasaaska Ciidamada Xoogga dalka oo ku beegnayd 12-ka April ayaa maalin lasoo hormariyey markii ay noqotay maalin Jimce…
MadaxweynahaMaxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar qura fadhiga ka kacay, isagoo si lama filaan ah u tegay masraxa, kana qeyb galay…
Inta badan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya iyo wasiirada xukuumadda ayaa iska xaadiriyay xarunta wasaaradd Gaashaandhigga Soomaaliya.
Munaasabad loogu dabaal degay 56 guuradii ka soo wareegtay dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April ayaa maanta ka dhacday xarunta…
