Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Abu Dhabi ee dalkaasi, kadib weerar…
Browsing: Xuuthiyiinta Yeman
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Xuuthiyiinta Yeman ay weerar loo adeegsaday Gantaalo ku qaadeen caasimadda Sacuudiga ee Riyaad.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed degdeg ah oo ku taariikheysan shalay 31 Maarso 2020, balse maanta soo…
Dowladda Sacuudiga ayaa ayaa joojisay kala bar shidaalkii ay soo saari jirtay, kadib weerarkii Xuuthiyiinta Yeman shalay ku qaadeen xarumaha…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar loo adeegsaday diyaaradaha is-wada ee Drone-ka ku qaaday xarumaha shidaalka lagu sifeeyo dalka Sacuudiga, waxaana…
Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa saaka Gantaal nooca Plastic-da ah ku weeraray saldhig ciidan oo ku yaalla magaalada Cadan ee xarunta…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa mar kale weerar ku qaaday Garoon ku yaalla Koonfurta Sacuudiga, iyadoo qasaare uu dhaliyey weerarkii ugu…
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in qasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka dhashay weerar lagu qaaday Garoonka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxa Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal nooca Cruise ah ay ku weerarreen xarun ku…
Dad fara badan ayaa ku dhaawacmay garoon ku yaalla Dalka Sacuudiga, kadib markii Gantaal uu ku soo dhacay mid ka…
Ciidamada difaaca hawada Sacuudiga ayaa maanta shaaciyey inay soo rideen laba diyaarad oo is-wada ee (Drone) ah oo ay kusoo…
Afhayeenka ciidamada Yeman ee kooxda Xuuthiyiinta ayaa goor dhoweyd war kasoo saaray weerar ay diyaaradaha is-wada ee Drone-ka saaka ku…
Dowladda Sacuudiga ayaa shaacisay in diyaaradaha is-wada ee Drone-ka oo waxyaabo qarxa ay ku rarran yihiin ay weerar ku qaadeen…
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Yeman ayaa shaaciyey in Madfac ay soo rideen kooxda Xuuthiyiinta Yeman uu saddex…
