Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay agaasime cusub oo ku soo biiraya xafiiskiisa, kaasoo qaabilsan dhinaca Warfaafinta.