Taliyaha Ciidamada Asluubta oo ka badbaaday Qarax Is-miidaam ah oo ka dhacay Xabsiga Dhexe

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen.  Xuseen Xasan Cismaan ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu khaarijiyo. Taliyaha ayaa la sheegay inuu xabsiga sii galayay markii nin is–miidaamiye ah uu damcay inuu taliyaha isku miidaamiyo, kaasoo uu ka hortegay askari ka tirsan ilaalada taliyaha oo la sheegay inuu goobta ku dhintay. Taliyaha ayaa watay … Continue reading Taliyaha Ciidamada Asluubta oo ka badbaaday Qarax Is-miidaam ah oo ka dhacay Xabsiga Dhexe