Taliyaha Ciidamada Booliska: “Amaal waa 18 sano jir, waxaana gacanta ku heysa Hay’ad Daryeesha gabdhaha..”

Taiyaha cidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa shaaciyey in la helay gabadhii maqneyd ee Amaal Nuur Cismaan oo ka maqneyd hooyadeed Amran Xalane, isagoo sheegay inay ku jirto gacan amni ah. Taliyaha ayaa sheegay in Amaal Nuur Cismaan ay tahay 18 sano jir ee aysan ahayn sidii ay hooyadeed sheegtay oo ah inay … Continue reading Taliyaha Ciidamada Booliska: “Amaal waa 18 sano jir, waxaana gacanta ku heysa Hay’ad Daryeesha gabdhaha..”