Taliyaha Ciidamada Danab: “Qofna kama laaban Shabaabkii soo weerarray Balidoogle…” Sawirro+Dhageysi

Taliyaha Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Gaashaanle Cabdiraxmaan Cumar Warsame (Jeeni-qaar) ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Ballidoogle. Taliyaha oo wareysi siiyey VOA-da sheegay inaysan qofka ka fiigin dhammaan maleeshiyada Al-Shabaab ee weerarka kusoo qaaday Ballidoogle, ayna hayaan qalab iyo meydad badan, isagoo beeniyey in wax qasaare oo soo gaaray ciidamada dowladda … Continue reading Taliyaha Ciidamada Danab: “Qofna kama laaban Shabaabkii soo weerarray Balidoogle…” Sawirro+Dhageysi