Somali News

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Wasiirka Difaaca oo ka wadahadlay howlgallada socda

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ka dhageystay Warbixin la Xiriirta Howlgalada CXDS Ee ka socda Guud ahaan Dalka
.
Ciidanka Xoogga Dalka oo u taagan sugida iyo ka miro dhalinta Amniga ayaa howlgalo joogto ah ka wada Qaar ka mid ah gobalada dalka , Waxaana Saacadihii la soo dhaafay CXDS ay la wareegeen goobo hor leh oo ay horay u maamulayeen Al shabaab.

Alshabab ayaa dhowrkii bilod ee ugu dambeeyay sare u qaaday weerarrada ka dhanka Dowladda iyo Amisom.

 

Back to top button