Somali News

Taliyaha Dhulka “Waxaan billaabeynaa howlgal ka dhan ah al shabab”

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in ay billaabayaan howlagallo ka dhan ah al shabaab.

Taliye Biixi oo booqday xerada Damaanyo ee Magaalada Muqdisho ayaa halkaas kula dardaarmay ciidamada ku jira.

Ciidamada Gorgor ee ku jira Xera Damaanyo ayaa soo dhameystay tababarka Ciidanka ee Dowladda Turkiga waxaana ay u diyaar garoobayaan howlagallada Al shabaab looga saarayo dalka sida uu sheegay Taliyaha.

Biixi ayaa dhowr jeer Ciidamada Dowladda geeyay Gobolka Gedo ee koofurta Dalka halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamadii Janan ee taageerada ka helayay kenya.

 

Back to top button