Taliyaha XDS ee Gobolka Gedo oo shaaciyey in lasoo afjaray dagaalkii B/Xaawo & Xuduudka Kenya (Faahfaahin)

Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd joogsaday dagaalkii barqadii maanta ka qarxay magaaladaasi, kadib muddo 6 saacadood ku dhow oo uu socday. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan Wasiirka Amniga ee maamulka Jubbaland C/rashiid Janan, wuxuuna intiisa badan ka dhacay xero ay ciidamada Janan ku … Continue reading Taliyaha XDS ee Gobolka Gedo oo shaaciyey in lasoo afjaray dagaalkii B/Xaawo & Xuduudka Kenya (Faahfaahin)