Taliye Indha-Qarshe: “Alshabaabkii la qabto waa la tooganayaa, naxariistii waa naga dhammaatay..”

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe)  ayaa shaaciyey in wixii hadda ka danbeeya xubnaha Alshabaab ee ciidamada ay qabtaan la toogan doono. Taliye Indha-qarshe oo ka hadlayey shir jaraa’id oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu sheegay inaan wax naxariis ah loo gelin doonin maleeshiyada Alshabaab ee u soo gacan gasha ciidamada, wuxuuna … Continue reading Taliye Indha-Qarshe: “Alshabaabkii la qabto waa la tooganayaa, naxariistii waa naga dhammaatay..”