Taliye ka tirsanaa Milateriga oo Maxkamad loo soo taagay Qaraxyo uu soo geliyey Muqdisho
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwadda Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga oo loo geysto inuu ku biiray Alshabaab, isla markaana uu fududeeyay qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho Muqdisho. sarkaalkan oo lagu magacaabo kabtan Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle ayaa soo noqday Taliyihii ururka labaad, Guutada lixaad ee ciidamada Xoogga dalka, waxaana uu ciidamada … Continue reading Taliye ka tirsanaa Milateriga oo Maxkamad loo soo taagay Qaraxyo uu soo geliyey Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed