Somali News

Taliyihii ay dhawaan DF u magacawday Gobolka Gedo oo dhaawacmay

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal Ciidamada dowladda iyo Al shabaab ku dhexmaray duleedka Degnada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Maxamed Dheera oo ah Taliye Ururkii xukumay Qeybta 43aad, Guutada 10aad, Ururka 49 aad ee fadhigeeda yahay Bardheere ayaa ku dhawacmay Miino dhulka lagu aasay, kaddib gurmad uu u fidinayay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabab oo ku dagalamayay duleedka Bardheere.

Sidoo kale waxaa jiro khasaaro soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay.

Sidoo kale waxaa jiro dhaawac soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamay.

Back to top button