Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isbitaalka Xooga Dalka lagu aasay Marxuum Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abuukar (Maxaadey) oo 18-kii bishan Oktoobar lagu dilay magaalada magaalada Muqdisho. Aaska oo dhacay 4 maalmood kadib markii uu ku dhintay rasaas ay fureen ilaalada Hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ehelada sarkaalka ay diideen in la aaso markii khilaaf … Continue reading Taliyihii Ciidamada Gorgor oo maanta lagu aasay Muqdisho & Mas’uuliyiin badan oo ka qeyb gashay [Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed