Taliyihii NISA ee Gobolka Banadir oo ku dhaawacmay Hotel Hayat iyo waxyeelo soo gaartay..
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qaraxyo ku bilowday oo Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab caawa ku qaaday Hotelka Hayat ee magaalada Muqdisho. Hotelka ayaa lagu beegsaday Qaraxyo is-miidaamin oo is xiga, waxaana gudaha u galay maleeshiyo Alshabaab ah oo rasaas ku furtay dadkii ku jiray Hotelka iyo kuwii ku sugnaa bannaankiisa, waxaana lasoo weriyey … Continue reading Taliyihii NISA ee Gobolka Banadir oo ku dhaawacmay Hotel Hayat iyo waxyeelo soo gaartay..
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed