Somali News

Talyaaniga oo Dabdamis iyo doon ku wareejiyay G.Banaadir, Sawirro

Dowwladda Talyaaniga ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisaumy Gaari Dabdamis ah iyo Doon loogu talagalay xoojinta howlaha Gurmadka Gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa saraakiisha sare ee Cutubka Dowladda Talyaaniga ee ka jooga Soomaaliya kala wareegay deeq ka koobaneyd agabka Dabdamis iyo doon taas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo howlaha gurmadka deg dega ah ee Dabdamiska.

Dowladda Talyaaniga waxaa ay ka mid tahay dowlada taageera dowladda hoose ee Muqdisho.

Back to top button