Somali News

Tirada Dadka uu ku dhacay Covid19 ee Soomaaliya oo gaaray 10kun oo qof

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada baaritaannadii ugu dambeeyay ee Covid19 ee guud ahaan dalka.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 758

o Laga Helay: 117
o Somaliland: 59
o Jubbaland: 21
o Banadir: 20
o Puntland: 14
o Hirshabelle: 3

o Lab: 104
o Dhedig: 13

o Dhimasho:10 ( Somliland: 6, Puntland:1, Koofugalbeed:1, Banadir:2 )
o Bogsashada: 74

Tirada Guud ee Laga Helay: 10,085
Bogsashada Guud: 4,498
Dhimashada Guud: 429

 

Back to top button