TOOS: Halkan kala soco natiijada Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Galmudug
Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta codadka wareegii koowaad, waxaana ku guuleystay Dr. Maxamed Nuur Gacal oo helay 54 Cod. Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay inuu xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku guuleystay Dr. Gacal. Waxaa gabagaboobay wareeggii koowaad ee doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana socota tirinta codadka. Waxaa bilaabatay wareegga koowaad ee doorahada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana … Continue reading TOOS: Halkan kala soco natiijada Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Galmudug
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed