Browsing: Xog cusub
Warbaahinta Itoobiya oo War lama-filaan ah ka faafisay Shirkii Farmajo, Uhuru & Abiy Ahmed [Akhriso]
Kulanka Saddex-Geesoodka ah ee maanta ka dhacay Nairobi, waxay Madaxtooyuad Villa Soomaaliya shaacisay inaan looga hadlin soohdinta badda ee labada…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo kulan dhexdhexaadin ah isugu keenay madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ayaa shaaciyay in kulankii labada…
Dowladda Itoobiya aya shaacisay qodobadda ugu muhiimsan ee ay ka wadahadlayaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in kulan gaara uu goor dhoweyd uga bilowday Madaxda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta Duhurtii lagu weerarray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kuwaasoo ku dhacay…
Madaxtooyada Somalia ayaa sidii caadiga u ahayd faafisay war ku saabsan socdaalka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dalka Qatar, iyadoo…
Mashaariicdii uu Soomaaliya ka waday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa six un loo maamulay, loona musuqmaasuqay. iyadoo aan waxba laga…
Waxaa baraha bulshada kusii xoogeystay olole u muuqda dagaal qorsheysan oo ku socda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa faragalin ku sameeyay xaalad cakiran oo ka dhalatay maamulka dekadda Muqdisho iyo…
Iyadoo dowladda Kenya ay sii xoogeysay cadaadiska Diblomaasi ee ay ku heyso Dowladda Soomaaliya ayaa Aqoonyahanna Soomaaliyeed qaarkood waxay ka…
Dowladda Somaila ayaa heshiis qarsoodi ah la meel dhigtay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kadib wadahadal muddo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa goor dhoweyd soo saartay jawaab celin ku saabsan qoraalkii ay dowladda Somalia u dirtay ee…
Dowladda Kenya ayaa weli ku dhegan is-afgradkii ay Soomaaliya iyo Kenya kala saxiixdeen sanadkii 2009 ee ku saabsanaa xuduuda Badda…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu socdaal ku soo kala bixiyey dalalka Burundi iyo Jabuuti…
Guddoomiye ku xigeenka Sihirkadda Spectrum Graham Mayhew ayaa Wasaaradda Batroolka Somalia u soo diray caddeyn ku saabsan inaysan wax baaritaan…
Shirkadda Spectrum ee heshiiska kula jirta dowaldda Somalia si ay u sahmiso shidaalka iyo Gaaska ku jirta Badda Somalia oo…
Qodobka koowaad ee ay Kenya dalbaneysa ayaa ah in Soomaaliya ay ka noqoto qaybaha ka mid ah soohdinta dalkeeda ee…
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa xirtay xafiiska Maaliyadda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA, kadib baaritaan ku socda…
Toddobaadkii hore dawladda Soomaaliya waxay magaalada London kusoo bandhigtay xogta laga laga helay sahankii shidaalka ee laga sameeyey Soomaaliya intii…
Mar kaliya ayaa lagu soo baraarugay shirkad lagu magacaabo Shirkadda Spectrum ASA oo shaacisay inay iib gelieyso shidaalka Soomaaliya, haddaba waxaan…
