Breaking NewsSomali News

Trump iyo Xaaskiisa oo laga helay Carona Virus

Caron

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyay in isaga iyo xaaskiisa laga helay canuunka Covid19, kaas oo Dunida fara ba’an Ku haya.

Trump oo Aqalka cad kula hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in uu gelayo 14maalmood oo karantiil ah.

Mareykanka waa dalka ugu badan ee uu saameeyay Carona waxaana ugu geeriyooday 205,000 (laba boqol iyo shan kun) oo qof.

Dalalka Brazil, Hilfiger, Mexico, iyo Iraan ayaa sidoo  kale laga wariyay kiisaska ugu badan.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa todobaadkan xaqiijisay in dadka u dhintay Carona ay kor u dhaafeen Hal milyan oo qof caalamka oo dhan.

 

Back to top button