Breaking NewsSomali News

Trump oo Isbitaal la dhigay

neefsi

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa la dhigay Isbitaal kaddib markii xaaladdiisa caafimaad ka dartay.

Wargeyska Daily Mail; ayaa baahiyay in Mr Trump Ku adagyahay neefsiga taas oo walwal Ku abuurtay Dadka la tacaalaya xaaladdiisa caafimaad.

Trump ayaa dhalay  subaxii bartiisa Twitterka Ku baahiyay in Isaga iyo xaaskiisa Malenia Trump uu Ku dhacay cudurka Covid19.

Trump oo nin da’ ah ayaa laga deyrinayaa in awoodda difaaca jirkiisa.

Carona ayaa dalka Mareykanka Ku dilay 208,000 oo qof oo Mareykan ah.

 

Back to top button