Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee taageero dhaqaale siisa dowladda cusub ee Soomaaliya. Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in lacag malaayiin Doolar ah ay dowladda Turkiga siisay Soomaaliya, lacagtaas oo ah kabka Miisaaniyadda dowladda. Lacagta dowladda Turkiga siiday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay gaareysaa $6 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah, waxayna … Continue reading Turkiga oo noqotay dowladii ugu horeysay ee Malaayiin Doolar siisa Dowladda Farmaajo [Akhri Warbixinta]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed