Somali News

Uganda oo walaac ka muujisay bixitaanka Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya

Dowladda Waddanka Uganda ayaa walaac ka muuhisay in ciidamada mareykanka ay ka baxaan Soomaaliya.

Dowladda Uganda ayaa rumeysan in bixitaanka askarta Mareykanka ee Soomaalita ay sababi karto “firaaq dhanka ammaanka”.

Mr Henry Okello ORYEM wasiiru dowlaha darimaha dibada Uganka ayaa sheegay in ay nasiib daro in Washington ciidankeeda kala baxdo Muqdisho xilligaan xasaasiga ah.

Uganda waa waddanka ugu Ciidanka badan Amisom waxaana taageero u badan milari uu ka helaa dalka Mareykanka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale walaac ka muujisay iyada oo ku tilmaantay fursad ay heli karaan Al shabaab.

 

Back to top button