Somali News

Ujeeddada Xasan Sheekh iyo Sh.Shariif u dageen Naasahablood 2.

Madaxweynayaashii hore Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Shekh Maxamuud ayaa  degay Hotelka Naasahablood 2 oo hada loo yaqaano Maida.

Warar uu helay wadani.com ayaa sheegaya in labadda mas’uul ay soo dageen Hotelka, waxa ayna sheegeen in ay u socdaan oo kaliya wax Dastuurka Dalka u banaeeyay sida aan kaaoo xigtat mid kamid ah mas’uuliyiinta la socda madaxweynayaashii hore.

Guddiyada u xilsaaran abaabulka mudaharaadka Jimcaha ayaa wadani.com sheegay in Hotelka Naasahablood 2 ay ka abaabulayaan bannaan, waxaana Hotelka uu ku dhow yahay taallada Daljirka Dahsoon oo loo ballansan yahay in Jimcaha uu ka dhaco bannaanbaxa.

 

Back to top button