Somali News

Waa imisa Soomaalida ku guuleysatay doorashada Mareykanka?

Dalka Mareykanka waxa wali ka socda tirinta codadka doorashooyinka kala duwan.

Inta badan Soomaalidii mataleysay Xisbiga Dimuqraadiga ayaa difaacday kuraastooda.

Ilaa afar qof oo Soomaali ah una tartamayay heer Qaran, heer Gobol iyo heer degmo ayaa guulo soo hooyay,waxaana ay kala yihiin.

1. ilhaan cumar oo kursigeeda ku guulaysatay kuna soo laabatay congress
2. Hodan Hassan oo ku guulaysatay Minnesota State House
3. Mohamud Noor oo ku guuleystay Minnesota State House Seat
4. Omar Fateh oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaanka Minnesota State, kana mid noqday Soomaalida ugu horeysa ee Mareykanka ee Minnesota Senatte.

Back to top button