FeaturedSomali News

Waa sidee xaaladda Garoonka diyaaradaha Adan cadde kadib diyaaraddii ku burburtay shalay ? | Akhri War-saxaafadeedkan.

 

Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in shaqadii garoonka Adan Cadde ay si rasmi ah u bilaabantay saaka oo Axad ah, kadib markii Sabtidii shalay ay Garoonka ku burburtay diyaarad laga leeyahay dalka Kenya.

Saacado ay hakad gashay shaqada garoonka kadib ayaa dib loo furay, sida lagu shaaciyey war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya.

Wasaaradda, ayaa sheegtay in shaqadii garoonka la joojiyay sii meesha looga qaado diyaaradda burtay.

Halkan ka akhri War-saxaafadeedka wasaaradda.

 

Back to top button