Breaking NewsSomali News

Waare oo diiday jadwalka doorashada Xildhibaannada

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka soo horjeestay jadwal doorasho oo ay shaaciyeen Guddiga doorashada maamulkaasi.

Waare ayaa sababeeyay diidmadiisa.

 

Back to top button