Somali News

Waare oo magacaabay 8 xubnood ee Ku matalaya Doorashada

Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabaya Guddi ka kooban 8 xubnood oo doorashooyinka ku matalaya maamulkaas.

Guddiga ayaa waxaa lagu dari doonaa 3 qof oo ay soo magacaabeyso Dowladda Federaalka ah.

Back to top button