Somali News

Waare oo magacaabay Xubnaha Hirshabeelle Ku matalaya Guddiga doorashooyinka

Madacweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka Ku matalaya Maamulkaasi.

Waare oo muddo xileedkiisa Ku ekaa 9kii October ayaan wali sameynin wax muddo kororsi ah.

Back to top button