Somali News

Waddada Maka Mukarrama oo la xiray

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa lagu daadiyay waddada muhiimka ah ee Maka Al Mukarrama.

Jidadka qaar ee soo gala waddadaas ayaa sidoo kale waxa la dhigay ciidamada loo yaqaan koofi casta ee ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

wadani.com ayaa ogaaday in waddadaas saaka loo xiray xarigjarka Wasaaradda Beeraha oo dib u dayactir lagu sameeyay Ra’isalwasaaraha Soomaaliya iyo mas’yuliyiin ka mid ah ayaa xarigga ka jaraya wasaaradda.

Waxaa ay wasaaradda Ku taallaa inta u dhaxeysa Isgoysyada Soobe iyo KM4 ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay Ciidamada ka xireenwaddada.

Back to top button