Somali News

Waddooyinka Muqdisho oo maanta xiran

Inta badan Jidadka Muqdisho ayaa maanta xiran iyada oo Ciidamo Boolis ah la soo dhoobay jidadka

Gaadiidka qafilan ee Booliska ayaa la soo dhigay Isgoysyada waaweyn ee Magaalada Ciidamada ayaana u shegaya in ay Gaadiidka qaar kala wareegaan halka kuwo kalena la baarayi.

Midowga Nusharriixinta iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in banaanbixii ballansanaa Sabtiga maanta ah la baajiyay.

Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay in amaankooda aysan ku aamineyn dowladda dibna u dhigeen banaanbaxa.

 

Back to top button