Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Featured Somali News

Wakiilka Cusub Q/Midoobay u soo magacawaday Somalia oo yimid magaalada Muqdisho (Sawirro)

Wakiilka cusub ee xoghayaha guud ee Q/Midoobay u  soo magacabay omaaliya ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Mr. Nicholas Haysom ayaa soo dhoweyn diiran loogu sameeyay garoonka Muqdisho, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay madaxda xafiiska UNSOM ee Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya.

Waxaa maamuus u sameeyay ciidamada UN-ka ee ka socda Uganda, kuwaasoo magaalada Muqdisho u jooga ilaalada madaxda UN-ka iyo xarunta UNSOM ee Soomaaliya.

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media