Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan laga weydiinayo dowladda Soomaaliya qalalaasihii ka dhacay magaalada Baydhaba ee ay ku lug yeesheen ciidamada Booliska. Qoraalka ayuu Wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ayaa sheegay inay soo gaareen eedeymo ku saabsan in ciidamada ay taageerto UN-ka ay … Continue reading Wakiilka UN-ka Qoraal Culus u diray Dowladda Somalia [EU, Germany & UK oo taageeradii ka joojiyey Booliska K/Galbeed]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed