WAR CUSUB: Agaasimihii Hay’adda NISA oo si rasmi ah xilka isaga Casilay
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilka. Xuseen Cismaan Xuseen ayaa xilka agaasimaha NISA soo hayey tan iyo bishii Febraayo ee sanadkan (muddo 8 bilood ah) ayaa is-tiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha oo la sheegay inuu ka aqbaly, waxaana sababta lagu sheegay arrimo u gaara, iyadoo aan … Continue reading WAR CUSUB: Agaasimihii Hay’adda NISA oo si rasmi ah xilka isaga Casilay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed