WAR CUSUB: Dowladda Imaaraadka Carabta oo jago u magacaabatay Cumar C/rashiid [Qorshe cusub]

Xog ay heshay Wadani.com ayaa  sheegeysa in mid ka mida siyaasiyiinta caanka ah ee Soomaalida uu  dowladda Imaaraadka Carabta kala shaqeyn doono arrimaha Soomaaliya. Ra’iisal wasaaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke), kana mid ahaa musharixiintii xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee 2017 ayaa la sheegay inay xil u magacowday dowladda Imaaraadka Carabta. Cumar C/rashiid ayaa … Continue reading WAR CUSUB: Dowladda Imaaraadka Carabta oo jago u magacaabatay Cumar C/rashiid [Qorshe cusub]