WAR CUSUB: Mid ka mida Koox Hoobiyeyaal ku riday Muqdisho oo la dilay & howlgal socda….
Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox goor dhoweyd hoobiyeyaal ku riday xaafada Ceelqalow ee degmada Wadajir, Muqdisho lagu raad joogo. Kooxdan oo wadatay gaari ayaa ciidamada NISA ay baacsadeen, waxaana laga dilay mid ka mida iyadoo laba kale oo galay guri ay ciidamada ku hareereysan yihiin. Wararka ayaa sheegaya in Gaariga hoobiyaha … Continue reading WAR CUSUB: Mid ka mida Koox Hoobiyeyaal ku riday Muqdisho oo la dilay & howlgal socda….
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed