WAR CUSUB: Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo magacaabay Saraakiil u qaabilsan Amniga (Akhriso)

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa magacaabeen saraakiil u qaabilsan dhinaca Amniga, kadib shir ay maanta ku yeesheen caasimadda Muqdisho. Saraakiishan ayaa la sheegay inay ka mid yihiin Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) iyo Maxamuud Macalin Koronto oo hore u ahaa abaandullaha Qeybta 12 April ee ciidamada Milateriga, inkastoo aan la sheegin inay ciidamo wataan iyo in … Continue reading WAR CUSUB: Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo magacaabay Saraakiil u qaabilsan Amniga (Akhriso)