WAR CUSUB: Mooshin laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari

Qaar ka mida xildhibaanada Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Mooshinka oo ay saxiixeen ku dhowaad 50 xildhibaan ayaa  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ku eedeynaya ku takri fal awoodeed, waxaana lagu heystaa qaabk dhismeedka Guddiyada Baarlamaanka oo ahaa muran muddo soo taagnaa oo hadda  Mooshin loo bedelay.  … Continue reading WAR CUSUB: Mooshin laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari