Somali News

War-saxaafadeed: Puntland oo bixineysa magta Gabar uu Booliska dilay

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ballanqaaday bixinta magta Gabar ay Booliska Puntland xabad ku dhufteen xilli ay banaanbax ka qeybqaadaneysay.

Wasiirka AMniga Puntland Cabdi samad Maxamed Galan, ayaa wasaaradda Maaliyadda Puntland warqad u qoray taas oo lagu dalbanayo bixinta magta gabadha ay dileen Booliska.

Back to top button