Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa Muqdisho & Rasaas ka socota Xarunta Wasaaradda Gudaha…
Wararkii ugu horeeyay Qarax xoog leh oo dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lala beegsaday xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku taalla Wadadda Maka Al-mukarama, agagaarka Sayidka iyo xarunta Baarlamaanka Soomaaliya. Qaraxa oo aad u xoog badnaa ayaa laga maqlay guud ahaan Magaalada Muqdisho, waxaana loo adeegsaday Gaari uu waday ruux is-miidaamiye ahaa, … Continue reading Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxa Muqdisho & Rasaas ka socota Xarunta Wasaaradda Gudaha…
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed