Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay Muqdisho Mall iyo Qasaaraha ka dhashay [Sawirro]

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray xarunta Suuqa casriga ah ee ugu weyn caasimadda ee Muqdisho Mall oo u dhow xarunta maamulka Gobolka Banaadir iyo saldhigga degmada Xamarweyne. Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa geystay qasaare kala duwan ayaa lala beegsaday Baar ku dhex yaalla Muqdisho Mall, waxaana wararkii ugu danbeeyay ay … Continue reading Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay Muqdisho Mall iyo Qasaaraha ka dhashay [Sawirro]