Wararkii ugu Danbeeyay Weerar ka dhacay Magaalada Utrecht ee Dalka Holland & Dad lagu dilay.. [Sawirro]

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo dalka Holland ayaa sheegaya in ugu yaraan 3 qof lagu dilay dad kalena lagu dhaawacay, kadib markii weerar hubeysan lagu qaaday xarun tareen oo ku taalla magaalada Utrecht. Nin dabley ah ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay weerarka, wuxuuna Booliska magaalada Utrecht sheegay inay falkan u aqoonsadeen mid argagxiiso, … Continue reading Wararkii ugu Danbeeyay Weerar ka dhacay Magaalada Utrecht ee Dalka Holland & Dad lagu dilay.. [Sawirro]