Warbaahinta Dowladdda Soomaaliya ayaa shaacisay in abaanduulihii Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo ka mida madaxda sare ee Alshabaab lagu diley duqeyn ay iska kaashadeen Mareykanka iyo Soomaaliya. Duqeyntan ayaa ka dhacday degaanka Saakow 22-kii bishii hore ee Febraayo, waxaana qofka lagu dilay uu ahaa Bashiir Qoorgaab oo dowladda Mareykanka ay madaxiisa dul dhigtay lacag dhan 5 … Continue reading Warbaahinta Dowladda oo sheegtay in Duqeyn lagu dilay Abaanduulihii Alshabab ee NISA shaacisay in xilka laga qaaday.
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed