Somali News

Warbixinta 24kii saac ee Covid19

Dowladda Federalka ah ayaa soo bandhigtay warbixinta 24kii saacadood ee la soo dhaafay ee Covid19.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,081

o Laga Helay: 135
o Banadir: 110
o Somaliland: 15
o Koonfurgalbeed: 6
o Jubaland: 3
o Galmudug: 1

o Lab: 71
o Dhedig: 64

o Dhimasho: 4
o Bogsashada: 6

Tirada Guud ee Laga Helay: 7,392
Bogsashada Guud: 3,814
Dhimashada Guud: 243

Back to top button