Somali News

Warbixinta Covid19 ee 24kii saac ee u dambeeyay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay dadka laga helay Covid19, kuwa ka bogsaday iyo Kuwa u geeriyooday saacadihiibu dambeeyay guud ahaan dalka.

23th March 2021:

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 887

 Laga Helay: 155
 Somaliland: 93
 Jubbaland: 20
 Banadir: 22
 Puntland: 14
 Hirshabelle: 6

 Lab: 109
 Dhedig: 46

o Dhimasho: 12 ( Somliland: 10, Banadir:2)
o Bogsashada: 32

Tirada Guud ee Laga Helay: 10,369
Bogsashada Guud: 4,564
Dhimashada Guud: 453.

Back to top button