Somali News

Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Dadkii 24kii saac ee la soo dhaafay u dhintay Covid19

Wasaafadda Caafimaadka Xukuumadda Soo.aaliya ayaa soo bandhigtay dadka u dhintay, kuwa ka kacay iyo kiwa uu soo ritay caabuqa Covid19.

22th March 2021:

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1075

o Laga Helay: 129
o Somaliland: 73
o Jubbaland: 18
o Banadir: 10
o Puntland: 10
o Hirshabelle: 18

o Lab: 106
o Dhedig: 23

o Dhimasho: 12 ( Somliland: 4, Hirshabelle:5, Banadir:2, Jubbaland:1 )
o Bogsashada: 34

Tirada Guud ee Laga Helay: 10214
Bogsashada Guud: 4532
Dhimashada Guud: 441

 

Back to top button