Somali News

Warbixinta xaaladda Covid19 ee 24kii saac ee la soo dhaafay

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay warbixinta maalin laha ah ee xaaladda Covid19 ee waddanka.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1220
o Laga Helay: 139
o Puntland: 56 (Natiijada baaritaanada laba maalin)
o Somaliland: 38
o Hirshabelle: 26
o Jubbaland: 11
o Banadir: 5
o Galmudug: 3
o Lab: 83
o Dhedig: 56
o Dhimasho: 8 (Banadir:2, Somliland: 4, Puntland:2)
o Bogsashada: 41
Tirada Guud ee Laga Helay: 10,977
Bogsashada Guud: 4,719
Dhimashada Guud: 496
Back to top button