Wasaaradda Arrimaha Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay culeys ku saareyso Dowladda Somalia, kadib markii ay Somaliland ku tilmaantay dal uu xiriir kala dhaxeeyo. Qoraal la soo dhiga barta Twitter-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay kulan dhex maray xoghayaha joogtada ah ee wasaaradaasi Macharia Kamau iyo wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo … Continue reading Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya oo Somaliland ku tilmaantay ‘DAL’ uu xiriir kala dhaxeeyo & Dood ka dhalatay..
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed