Somali News

Wasaaradda Caafimaadka oo ka digtay soo laabashada Covid19

Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku gudo jirto u diyaar garoowga soolabakacleynta xanuunka COVID19 iyo cabsida laga qabo xaladaha kadhalan kara.

Hay’adda Save the children oo kamida bahwadaagta Caafimaadka ee Wasaaradda ayaa isbitaalka De Martino gudoonsiisay daawo iyo agab muhiim u ah latacaalidda Caabuqa COVID19, Hay’ada USAID ayaa deeqday daawada ah soo marsiisay Save the children.

Wasaaradda Caafimaadka waxay u mahadcelinaysaa Hay’adaha USAID iyo Save the children sida wanaagsan ee ay u garabtaaganyigiin Wasaarada Caafimaadka xilliga adag gurmadka COVID19.

Intabadan Caalamka ayaa hadda dagaal kula jira wajiga 2aad ee Cudurka Karoonaha.

Back to top button